MAAMULKA JAMCIYADDA


Jamciyaddu waxay leedahay gole maamul oo ka kooban 9 xubnood iyo gole fulineed oo ka kooban 5 xubnood waxay kaloo lee dahay 4gudi oo kala ah :

  1- gudddiga wax barashada
  2- guddiga arimaha bulshada
  3- guddiga mashaariicda
  4- guddiga xiriirka dibada