UJEEDOOYINKA JAMCIYADDA

  1. In dadka diinta ilaahay loogu yeero si'ay ku dheehantahay xikmad iyo asluub wanaagsan
    iyadoo raacaysa dhamaan wadooyinka mashruuca ah kana dhiganaysadariiq jidkiin aymareen
    dadkii hore ee wan wanaagsanaa waa saxaabadii nabiga (s.c.w)iyo dadki qaaday jidkoodii

  2. kaalmaynta iyo ugargaaridda dadka dhibaa taysan iyo kafaalad qaadida agoonta

  3. aasaasida mashaariicda kala duwan sida dhisida masaajidda dugsiyada cusbitaalada iyo qodida ceelasha

  4. aasaasida mashaariic wax soosaar oo dacwada unoqota ilo dhaqaale

  5. inay layeelato xiriir dhamaan hay'adaha ay isku hadafka yihiin iskuna xirmaan

  6. kor uqaadida tayada wax barashada wadanka iyo aasaasida macaahid sar sare