UJEEDOOYINKA JAMCIYADDA
In dadka diinta ilaahay loogu yeero si'ay kudheehantahay xikmad iyo
asluub wanaagsan
iyadoo raacaysa dhamaan wadooyinka mashruuca ah kana dhiganaysadariiq jidkiin aymareen
dadkii hore ee wan wanaagsanaa waa saxaabadii nabiga (s.c.w)iyo dadki qaaday jidkoodii
kaalmaynta iyo ugargaaridda dadka dhibaa taysan iyo kafaalad qaadida agoonta
aas aasidamashaariicda kala duwan sida dhisida masaajidda dugsiyada cusbitaalada iyoqodida ceelasha
aas aasida mashaariic wax soosaar oo dacwada unoqota ilo dhaqaale
inay layeelato xiriir dhamaan hay'adaha ay isku hadafka yihiin iskuna xirmaan
kor uqaadida tayada wax barashada wadanka iyo aas aasida macaahid sar
sare