WARBIXIN KOOBAN
1-Asaaska jamciyadda
waxaa la aas aasay jamciyadda bishii ramadaan sanadku markuu ahaa 1414kii
eehijriga oo kubeegan bishiijanaayo sanadku markuu ahaa 1994kii waxay xarunteeda wayni
kutaalaa magaalada muqdisho waxay kaloo laamo kuleedahay magaalada boosaaso iyo magaalada
hargaysa
2-Faalo gaaban
jamciyadda al-manhal al-islaami waa jamciyad khayri ah ooleh ujeedooyin bani
aadaminimo waxayna utaagantahay fulinta mashaariicda khayriga ah sida gar gaarida iyo
waxbarashada sidoo kale waxay dadaal dheeri ah ku bixisa fidinta diinta islaamka
3-Meelaha aykashaqayso jamciyaddu
*dhamaan gobolada soomaaliya oo dhan meel kasta oo ay baahidu kajirto ayna
awood uhesho jamciyaddu
*waxay kaloo kashaqaysaa meelaha ay joogaan qaxootiga soomaaliyeed kuna dadaashaa
badbaadintiisa